Hiigsigayaga
Hiigsiga Shirkaddu wuxuu ku salaysanyahay macaamiisha oo khidmad aad u sarraysa la siiyo, in lala yimaado hal abuur iyo in isla xisaabtan jiro. Taasina waxay imanaysaa marka heer kasta oo shirkadda ahi ku sugnaado yoolka shirkadda si shirkaddu u xaqiijiso yoolkeeda ah inay ahaato hormuudka nadaafadda Dalka
![](https://foolaadservices.com/wp-content/uploads/2022/03/hiigsi-768x768.png)
Mabaadii'dayada
Waxaanu u taagannahay:
- Adeeg Hufan oo tayyo leh
- Qiimo Macquul ah
- kasbasho ku dhisan shaqo wanaag iyo aaminaad
![](https://foolaadservices.com/wp-content/uploads/2022/03/hiigsi-150x150.png)