fbpx

Window Cleaning

Foolaad Services waxa ay kuu haysaa adeeg hufan oo daaaqadaha laguugu nadiifinayo, waxaanu isticmaalaa qalab casri ah oo tayo leh, waxaanu kuula diyaar nahay adeeg aad ku qanci doonto insha allaah.

Shaaqaale xirfadle iyo qiima ku raali geliyaba waanu ku kalsoonahay inaanu kuu hayno macmiil. Daaqadaha meheradaha, guryaha, xafiisyada intaba waanu nadiifinaa. Heshiis tododaadle ah iyo mid billeh ahba Foolaad Services ugu soo hagaag.

Cladding

Kaladhinku waa mid hada wadankeena aad dhismaha loogu isticmaalo markaa si joogto ah wuxu ubaahanyahay in la nadiifiyo si bilicdiisa iyo bedqabkiisuba u xasilaan. Macmiil waxaanu haynaa qalab casri ah oo si wanaagsan unadiifinaya una ilaalinaya kaladhinka noocyadiisa kala duwan. Qiimo macquul ah iyo shaqo huffanba waanu kuu haynaa.

Solar Panels

Soolaradu waxay ubaahanyihiin in si joogto ah loo nadiifiyo waana muhiim sababtoo ah waa weelkii tamarta cadceeda kuusoo qabanayay. waxaaanu macmiil kuu haynaa qalab casri ah oo loogu talogalay inlagu nadiifiyo kaasoo bedqabka soolarada ilaalinaya muuqaalkeedana sidii muraayad kadhigaya. Soolarada dhamaan kuwo guri, meherad, shirkad, iskuul iyo meeshikaleey kuu taaloba waanu kuu nadiifinaynaa. Shirkadda Foolaad Services waxay kuu haysaa adeeg tayo sare leh iyo qiimo wacane ha moogaan.